HomeSportsDiintaMaqaaloNews in Englishmusic

Abaaqaroow

Guri barwaaqo iyo rayn-rayn

Idaacadda Habeenimo Idaacadda Galabnimo Idaacadda Duhurnimo
Shaxda.se in Sweden Gothenburg

Mukhtaar Roobow Abuu Munaafuq Umadda Soomaaliyeed waxaan leenahay ardayda macalin Aadan aargoosiga waa wadayaan, Shirka Jabuutina waxaan u aragnaa mid shirqool ah

 Mukhtaar Roobow Abuu Munaafuq Umadda Soomaaliyeed waxaan leenahay ardayda macalin Aadan aargoosiga waa wadayaan, Shirka Jabuutina waxaan u aragnaa mid shirqool ah

Afqarmuunaha Argigixisdda Al-haboow  Mukhtaar Roobow abuu Munaafuq ayaa wareysi ay idaacadaha Muqdisho kula yeesheen qadka Taleefanka kaga warbixiyay arrimo dhowr ah oo uu ka mid yahay dagaalo ay ururkooda dhowr goobood ku qaadeen, wuxuuna sheegay inay dagaaladaasi ay guulo...

Kuli akhri 08.05.2008.

Taliyihii Argigixisdda Ganboyartii Maxkamadaha Beesha Waraabe Amiin Barqadle Cosoble (Warbeebe Daacad) ayaa ku geeriyooday dagaal shalay ka dhacay degaanka Nuur Fanax Gobolka Hiiraan

Taliyihii Argigixisdda Ganboyartii Maxkamadaha Beesha Waraabe Amiin Barqadle Cosoble (Warbeebe Daacad) ayaa ku geeriyooday dagaal shalay ka dhacay degaanka Nuur Fanax Gobolka Hiiraan

Dagaalkan oo shalay gelinkii dambe ku dhex maray degaanka Nuur Fanax ee Gobolka Hiiraan Argigixisdda Ganboyartii Maxkamadaha Beesha  iyo Ciidamo Nabd ilaalayaasha Itoobiyan ahaa oo sida la sheegay ay ahaayeen Geedi ayaa waxaa ku geeriyooday dagaalkaas Madaxii ...

Kuli akhri 08.05.2008.

Abuu Munaafuq Roobow Waa naga go'aan inaan Bartimaamed ka dhigano qof kasta oo Mareykanka ah

Abuu Munaafuq Roobow Waa naga go'aan inaan Bartimaamed ka dhigano qof kasta oo Mareykanka ah

Ururka Argigixisdda Al haboow ayaa sheegay in ay Beegsanayaan Muwaadiniinta Mareykanka u dhashay xitaa hadii ay yihiin Samafalayaal kadib markii ay dhawaan ciidamada Mareeykanka Duqeyn ku dileen hogaamiyihii Urur Argigixisdda  Aadan Xaashi Ceyrow xilli uu ku s...

Kuli akhri 08.05.2008.

Gacan bir ah ayaan midnimada umada soomaliyeed ku difaacaynaa iyo mida dawlada itoobiyaba .

Gacan bir ah ayaan midnimada umada soomaliyeed ku difaacaynaa iyo mida dawlada itoobiyaba .

maalmahaan waxay website yada soomalidiidkah kuwa kasoo  horjeeda dawlada federalka somaliyeed Ay  dacaayad raqiisah ay usoo jeedinayaan war dhawaan taan safiirka dalka ethiopia ufadhiya dawladaha iskandaneefiyanka  gaar ahaan dalka swedan caasimadiisa ...

Kuli akhri 06.05.2008.

Maalintii Labaad ayaa Magaalada Muqdisho waxaa ka socda bannaanbaxyo looga soo horjeedo diidmada Lacagaha Shillin Soomaaliga ah

Maalintii Labaad ayaa Magaalada Muqdisho waxaa ka socda bannaanbaxyo looga soo horjeedo diidmada Lacagaha Shillin Soomaaliga ah

Maanta ayaa mar kale waxaa magaaladda Muqdishu ka dhacay mudaarahaadyo looga cabanayo lacagaha duuga ah ee la diiday in dadka wax looga gado, iyo sicir bararka ka jira magaaladda Muqdishu.

Waxaa lagu waramayaa in dad faro badan ay xaafadaha qaarkood...

Kuli akhri 06.05.2008.

Halyeey Cali Jaamac Jangeli Acazallaahu bihi Hawlgalkii maraykanka Ee Dhuusa-mareeb Waxa uu Tusaale u yahay Argigixisdda Kasoo Horjeeda Dowladda.

Halyeey Cali Jaamac Jangeli Acazallaahu bihi Hawlgalkii maraykanka Ee Dhuusa-mareeb Waxa uu Tusaale u yahay Argigixisdda Kasoo Horjeeda Dowladda.

Barisa  Dowladda KMG ee Somalia, ayaa markii ugu horeysay taageertay duqeyntii ay Dayaaradaha dagaalka ee Maraykanku ka geysteen Degmada Dhuusa mareeb ee Gobalka Galguduud, iyagoo bartilmaameedsanaya Hogaami  ka tirsanaa Argigixisdda Ururka Al-haboow ee ka dagaalama da...

Kuli akhri 06.05.2008.

Halyeey MOHAMED DHEERE HACAZALLAAH BIHI ADDII SOMALIYA DAWLADNIMO RABTO WAA DIYAAR HADDII UU DULMI DAREEMANA WAA DEB.‏

Halyeey MOHAMED DHEERE HACAZALLAAH BIHI ADDII SOMALIYA DAWLADNIMO RABTO WAA DIYAAR HADDII UU DULMI DAREEMANA WAA DEB.‏

Galabta oo taariikhdu aheyd May 5, 2008. waxaa kulan deg deg ah, oo ahaay khadka teleefonka ( Teleconference)  yeeshay  xubno muhiim ah oo ka  mida Jaaliyadda Muduloodka ku dhaqan waqooyiga Ameerika.
 
Kulankaas Khadka telefanka ahaay,waxaa guddoominaayay Guddoomiyah...

Kuli akhri 06.05.2008.

Howlgalo Baaritaano ah oo ay ciidamada Nabad ilaalayaasha Itoobiya ka wadaan Deegaanka Gubta ee Degmada Dayniile Oo Ay Argigixisdda Gabaad uah

Howlgalo Baaritaano ah oo ay ciidamada Nabad ilaalayaasha Itoobiya ka wadaan Deegaanka Gubta ee Degmada Dayniile Oo Ay Argigixisdda Gabaad uah

Waxaa hada socda Howlagalo baaritaano ah oo ay wadaan ciidamada nabd ilaalayaasha itoobiya, waxeyna guri guri u galayaan deegaanka Gubta ee Degmada Deyniile Dagmadaa ayaa waxaa Dagan Dadkii Qabuurah Muqdisho Kaqodi jiray ayaa  Waxaa Diidan yahiin ina nabad kadhalato caasimada so...

Kuli akhri 06.05.2008.

Waddooyinka iyo Bartmaha Magaalada Baydhabo oo la soo dhoobay Ciidamo Boolis ah oo ammaanka ilaaliya

Waddooyinka iyo Bartmaha Magaalada Baydhabo oo la soo dhoobay Ciidamo Boolis ah oo ammaanka ilaaliya

Waddooyinka iyo bartamaha Magaalada Baydhabo ayaa saaka lagu arkayay Ciidamo Boolis ah oo ammaanka ilaalinaya kuwaas oo aad u hubeysan isla markaana ka muuqatay inay diyaar u yihiin wax walba oo soo wajaho.

Mid ka mid ah Guddoomiye kuxigeenada Maamul...

Kuli akhri 06.05.2008.

Maxweynah Soomaliya Halyey C/llaahi Yusuf Axmed Xafidahullaahoo gaaray Paris iyo kulan dhexmaray President Nicolas Sarkoz

Maxweynah Soomaliya Halyey C/llaahi Yusuf Axmed Xafidahullaahoo gaaray Paris iyo kulan dhexmaray President Nicolas Sarkoz

Maxweynaha Soomaaliya Mudane C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Wadanka Faransiiska gaara magaalada Baris,Ayagoo ay u bilaabantay booqasho rasmi ah oo ay ku joogayaan dalka Faransiiska.Wafdiga Madxweynah Soomaaliya waxaa soo dhaweeyay i...

Kuli akhri 06.05.2008.

Qofkii Dil Muslim jideysta, in la dilo ayaa jazadiisa ah

Qofkii Dil Muslim jideysta, in la dilo ayaa jazadiisa ah

Maalmahan waxan arkaynnaa dad kasmadoodu hoosayso oo ku andacoonaya - Dhuusamarreeb, dad baa lagu xasuuqay. Nimanka la sheegay in Dhuusamarreeb lagu halligay, waxaa ku dhacay wixii ay xag Allaah ka galabsadeen. Waa nimankii laayey saraakiishii aqoonta ciidan iyo midda guudba lahaa, a...

Kuli akhri 05.05.2008.

Lacago deg deg loogu uruinayo Al-Shabaab/Al-qaacidda

Lacago deg deg loogu uruinayo Al-Shabaab/Al-qaacidda

Dadka daneeya Ummadda Soomaalida iyo soo celinta Qaranimadeedii luntay waxaa lala socodsiinayaa in badiba magaalooyinka ay Soomaalidu deggan tahay ee dalka Maraykanka laga bilaabay ururin deg deg ah lacago lagu taageerayo Ururrada Argagaxisada Caalamiga ah,

 gaar ahaan kuw...

Kuli akhri 05.05.2008.

Halyey Maxamed Dheere Acazallaahu bihi oo ka hadlay banaan baxyada ka soconaya Magaalada Muqdisho

Halyey Maxamed Dheere Acazallaahu bihi oo ka hadlay banaan baxyada ka soconaya Magaalada Muqdisho

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Md Maxamed Dheere Acazallaahu bihi ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtay Xarunta Gobolka Banaadir kaga hadlay banaan baxyada ka socda Magaalada Muqdisho.

Md Maxamed Dheere Acazallaahu bihi ayaa sheegaya in ay dadweynah...

Kuli akhri 05.05.2008.

Ganacsatada Magaalada Marka oo Bilaabay qaadashada lacagaha Duuga ah

Ganacsatada Magaalada Marka oo Bilaabay qaadashada lacagaha Duuga ah

Marka5 MAY (Abaaqaroow)- Ganacsatada Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa bilaabay in ay qaataan lacagaha Duuga ah ee Shilin Soomaaliga.

Kuli akhri 05.05.2008.

Booliska oo dadka ugu baaqay in ay ka fogaadaan Dibadbaxyo rabshada Wata

Booliska oo dadka ugu baaqay in ay ka fogaadaan Dibadbaxyo rabshada Wata
Muqdisho, 5May (Abaaqaroow)- Afhayeenka u hadlay Dowlada Md. Claahi Cumat Ibraahim Shaac-Shaac  oo shirjaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in di...

Kuli akhri 05.05.2008.