XUSUUSTA EEBE QALBIGEENNA HA KU SUGNAATO

Aan KU Shukrino Nimcaduu Ina Siiyay

EEBAHEEN

(Boggan Soo Booqda KHayr Alle haynasiiyo,

oo Nabad Haynagu Sugo)

CALANKA DDSI

Sayid Maxamad Cabdile Xasan

DARWIISHKII AFRIKA

Danjirayaasha ka soo jeeda Q.Soomaalida Itoobiya

Danjire/ Abdirashid Suldaan

Dulane S.Rafle

Ambassador Abdirashid Dulane Rafle

http://kismaayo24.com/wp-content/uploads/2012/01/Dirir.jpg

Danjire/ Maxamuud Dirir

Danjire/ C/casiis Axmed

说明: http://www.unhabitat.org/images/content/c_2091198825.jpg

Danjire/Shemsudin Axmed Rooble

Yaasiin Cabdi Jire (Abaaqaroow)

Yasin Jire

 BAHDA HIDDAHA DHAQANKA IYO DHALINYARADA MURTIMAAL

Garaad Maxamuud G.Dool G.Xirsi

Abwaan Cabdullahi Macallin
(
Dhoodaan)


Aabihii Xoriyada Soomaaliya Suldaan Biixi Fooleey

Image

1.Suldaan Biixi Fooleey(Midig

2.Michael Mariamo(Bidix)

GABDHAHA SOOMAALIYEED

Duuliye Sare

Asli Xasan Cabaade

(Asli Calansida)

Najma Cabdi

HAMIGAYAGU WAA

Nabadda & Horumarka .

FARXADA GABDHAHEENU

WAA GUUSHA UMMADDEENA

EE AQOONTA KAGA DAYDA

AFRIKAY KA DHASHEEN

GABDHAHAASU

DADAALKAA LAGU HELAA

DEREJADAA SHARAFTA BADAN

 

DADAALKAA LAGU HELAA.

Dalkooday Waxku Barteen

MUDANE

CALI(Geesi) &MARWO Xamda (Qaali)

Xamda Gurey

Nimco (Wadani)Dareen

Watch Nimco Dareen – Ubad 2011

NABADDA SOO BEEGSADA OO BAASHIINA KA RAACA

Nimankan baalahayga taagan

Nabaddaan ugu baaqay in ay baashooda

ka raacaan inta aanay basanbaasin

Een balaayo haleelin .

XATAA ANNAA! YAA UBO.

Maxaa na kala haysta Aniga & UBO

Qaylada ,isdaba oradka iyo Banaanbaxyadu

Saw kuwii aan ogaa  een ku jirijiray

ma aha,mise waa kuwo kale?

IFTIINKA UMMADDEEENNA INDHUHU WAY ARKAYAAN

DUUNYADEENA

Mahmud Faisal

سبحان الله Illaahay Cimrigeena Cibaado ha ku dheereeyo(Aamiin)

Khaatumadeenana Khayr

ha ku dhameeyo(Aamiin)

سبحان الله

KU SOO DHOWAADA BOGGA ABAAQAROOW
Ku Cibra Qaata
Wednesday, 16 May 2012 20:51

Even Animals Love Qur'an

Dim lights Embed Embed this video on your site

 
Ogaysiis

Aqoon La,aani Waa Iftiin La,aan.

 

Bulshada Deegaanku waxay u talaabsatay Dhinacyada waxtarka

Adduunyo iyo Kan Aakhiraba lagu Liibaano.

Machadka Al Nawawi Waa Mid ka mid ah Talaabooyinka Farxada leh ee la doonayo in lagu tiro jahliga .  Haddaba ha moogaanina Shir Hirgelinta Machadkaas lagag hadlayo oo ka dhicidoona Wadanka Maraykanka Gaar ahaanna Gobolka Denver, Colarado.alt

Read more...
 
Tacsi

Tacsi: Xuseen Kabadhe Shiil oo ku geeriyoodey

Nairobi

alt
Read more...
 
La dagaalanka Saboolnimada
Wednesday, 16 May 2012 18:13

Xafiiska Xoolaha iyo Beeraha DDSI oo 28 Degmo oo Mashruuca Safety-net(PSNVP) Ka Hawl Galo u Qabtay Qiimayn .alt

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Read more...
 
TACSI
Friday, 11 May 2012 21:53

Hinda Maxamed Cumar Ugaas oo ku Geeriyootay Saaka

Magaalada Turku ee Wadanka Finland

 alt

Alle Ha unaxariistee Waxaa Saaka Aroornimadii ku Geeriyootay Magaalada

Turku ee Wadanka Finland Marxuumad Hinada Maxamed Cumar.

Read more...
 
SESAM

Guddoomiyaha Ururka SESAM Mudane Carab Cali Aadan oo ku

Wajahan Waddankii Kadib Markay Socdaalo wada tashi ah ku

Soo Mareen Waddamada Shiinaha iyo Thailand  isaga iyo

Madaxda Uruka Qaarkood ayaa waxay qeexeen in Safarkooda

xigaa kan uu yahay Waddankii .

alt

 
Dooxa(Qadar)

Jaaliyadda DDSI ee Dalka Qadar ayaa wada dadaal xoog leh oo

ah Taageero Dalkooda iyo Dadkoodaba ah.

Kulankii Saddexaad ayaa haddaba ay ku muujiyeen

Dareenkooda,ee Daawo oo yaan laguu Daawan,Hadal haan ma Buuxshee.

وَاعْتَصِمُوا بِحَبْلِ اللَّهِ جَمِيعاً وَلا تَفَرَّقُوا

alt

Read more...
 
Warsaxaafadeed

Wasiirka Xafiiska Xidhiidhka Arimaha Dhaqanka iyo Dalxiiska

DDSI Mudane Maxamed Guure Bisle, Dhegahaaga ku maqal oo indhahaaga ku arag, intii laguu Maqlilahaa ama laguu arki lahaa  Horumarku siduu uga socdo DDSI.

Dim lights Embed Embed this video on your site

 
Daawo Waa Dalkaagii
Thursday, 10 May 2012 11:47

Dawladnimo waa wax lagu Faano ee Daw ma aha Duurgalnimo

Maantu Caddaaladuna waa waxa lagu degaa ee Dadka walaalaysa, ee dadku waa in ay wada gartaan waxa dantooda ah

altalt
alt

Waa xaflad aan Sheeko dheer u baahnayn oo ah Xidhitaankii Tababarka Hogaaminta Dhexe ee DDSI uga Socday Caasimada Deegaanka,Murtidu waa (BAR AMA BARO)

altalt

 

 

 
Qurbajoogta
Tuesday, 08 May 2012 21:12

Maxay Soo Arkeen Qurbajoogtii Wadanka Tagtay?

Somalisat iyo Xogwaranka qurbajoogta DDS

Dim lights Embed Embed this video on your site

 
BARWAAQO

DSCF5608

HAY,ADDA SAAD OO DALAGYADII KA SOO GO,AY BEERTII BARWAAQO QAYBIYAY.

Read more...
 
Horumarka Ciyaaraha Deegaanka
Wednesday, 02 May 2012 16:51

Jidhkii Caafimaad Qaba ayaa leh Maskax Caafimaad Qabtaalt alt

Read more...
 
Abbay

alt

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Xafladii Biyo-xidheenka Abbay iyo Magaalada Stockholm ee Wadanka Swedenalt

 

Read more...
 
Maalinta Shaqaalaha Adduunka
Tuesday, 01 May 2012 23:08

Xuska Maalinta Shaqaalaha Aduunka iyo Deegaanka Soomaalida

oo Si Heer Sare ah looga Xusay.

Hadda ka hor xus la xuso daaye deegaanka soomaalida ma laga yaqaanay in maalintaasu jirto?

Waxay taasu keenaysaa Su,aal kale oo ah horta deegaanku shaqaale ma lahaa,hadduuse lahaa yay ahaayeen?  Haddaba Hoos u dhaadhac si aad u heshid Jawaabaha su,aalahaas

Read more...
 
Tacsi
Tuesday, 01 May 2012 22:18

Marxuum Aw Daahir Sheekh Qaasim oo ku Geeriyooday

Magaalada Dhagaxbuur

alt

 

Read more...
 
Godey
Saturday, 28 April 2012 00:52

Dim lights Embed Embed this video on your site

Daawada Magaalada Godey  Gacalo ,Kadibna U Dhaadhac Aqoonta aad u leedahay Hay,adda Horumarinta &Waxbarashada Godey Xog balaadhan oo wax tar leh ayaad ka helidoontaan Qormada Hoose.

Read more...
 
«StartPrev12345678910NextEnd»

Page 1 of 38
 

Web Contact

Halkan riix Links >>>

NOLOSHU WAA NABADDA

 

Photo Sharing and Video Hosting at PhotobucketPhoto Sharing and Video Hosting at PhotobucketPhoto Sharing and Video Hosting at Photobucket

 

M/Weyne Girma Woldegiorgis

RA,ISUL  WASAARAHA.

DFI MUDANE MELES ZENAWI

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

HOGAAMINTA DEEGAANKA

LAAMAHOODA KALA DUWAN

 M/WEYNAHA DDSI

MUDANE C. M. CUMAR

BARO DALKAAGA &DADKAAGA

     

 










XDSHSI MUDANE M. RASHID ISAAQ

 







Guddoomiyaha Maxkamadda

Sare  Mudane Jabarti Sh.

Maxamed

M/WEYNE KU-XIGEENADA DDSI

M/W KU-XIGENKA DDS AHNA H

N & Cadaaladda Mudane C/llaahi

Yuusuf Weerar

M/W KU-XIGENKA DDS AHNA W/KA

M/tooyada DDS Mudane

C/fataax  M. Xasan

WASIIRKA DAKHLIGA DDSI

 

 

 

 

 

 

 






C/RAXMAAN SH. M. BULXAN

W . SH. IYO A/BULSHADA

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

EE DFI MUDANE C/FATAAX SH.C/LLAAHI.











Axmed Shide Wasiiru Dawlaha

Maaliyada & H.Dhaqaalaha

DILAALIINTA AFWARQI EE DHAMEEYAY DADKOODA

ogaden criminals

DA YARTII WAY MADHIYEEN OO
DUQAYDIINA WAYBA DUBTEEN

DULEEYE OO DUMARKIINA DIBAD
JOOG BAY KA DHIGEEN OO

DACAYDAY LULAYAAN DAL
SHISHEEYE DHEXDIISA

DHAB HADDII AY SHEEGA HAYAAN
DHULKII MAY DHEX TAGAAN?

DEEGAANKII WAY DHIBAYAAN
OO DHIIGAY CABAYAANE

DHAFOORKOODA BAL EEGA 
DHAGAR QABAYAASHAAS BIGBIGLAYN.

XORNIMADAY DOONAHAYAAN MA XASUUQA DADKOODAA!

MA ISKUULADAY GUBYAANBAA!

MA ASAYDAY U HAGOOGEEN HABLAHOODA IRMAANBAA!

MA OOHINTA AGOONTIYO INKAARTAY GURANBAA!

MA AQOONDARIDAY BADAYAAN IYO IRIDAHAY KA XIDHEENBAA!

MA XOOLAHAY DHACAYAAN IYO XAARANTAY CUNAYAANBAA!

WAR XISHOODA GO,OOYIN OO ALLIHIINA U JEESTA.


 

MAQAALLO(KUWO IDIN XIISO GELIYA ADDUUN IYO AAKHIRINA INNA WADA ANFACA FISHA SOONA DIRSADA)

 

Jaamacadda Qoraxay

Dhagaxdhigii Qorahay University

Qorahay Uni2QorahayUNI1

SEWD Foundation

 

 

 

 

 

 

 

 

Nimco Dareen ,Cali & Xamda

Please with respectXamda Gurey

S E D Y O(SUMCAD WANAAG)

alt

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 S      E      W      D   (Gacansiiya Goobkastoo Aad Joogtaan)

madaxweynaha-ddsi-oo-bole-international-airport-ka-duuli-doona-caawa-kuna-sii-jeeda-dhanka-londonxukuumada-ddsi-oo-ka-xun-dagaalka-ka-soo-cusboonaaday-raaso-uguna-baaqday-in-la-joojiyo-xabadda-labada-dhanba-sheekhaash

Kobil Waa Kaalin Shidaal oo Casri ah  ee kaalay Darso

Jigjigay ku taalaa kaamana fogee Gaadh Kobil 

oo ka dhaanso Haantaada Kobil

London iyo Kulankii ABBAY

Maalinta Haweenka Aduunka & Caasimadda Deegaanka Xuska

36 Guurada oo Heer Federaal iyo Mid Deegaanba lagu Kulmay

Jigjiga

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


Wasiirka Arrimha Dumarka DDSI Marwo Raxma Suldaan M.Haybe

iyo Dhigeeda Heer Federaal & M/Ku Xigeenka DDSI.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 C        A           A            W               I               Y                A

Ururka  Haweenka Qurbajoogta Soomaalida Itoobiya

www.sewdfoundation.org

London conference on the future of Somalia

David Cameron

RW Somaliya Prof Cabdi Weli Maxamed Cali &David Cameron

RW Sweden Fredrik Reinfeldt

david cameron somalia conference

"Unless we can help the people of somalia to build stable future,

the problems will keep reoccurring,"Cameron told the conference.

Siilaanyo oo Bidix ah iyo Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

oo Midig ah.

Prof C/Weli Raisul Wasaaraha Somaliya,

C/Wahaab Ugaas Xuseen Ku Xigeenka  RW

iyo Masuuliyiin Sare oo ay Ka mid yihiin

Eng Yariisow, Danjire Nuur Cadde

iyo Madax W A Dibadda Sweden ka mid ah

Abaalka Turkiga &Aayaha Soomaaliya

Aamina Muuse Weheliye Waa Gabadh jecel Nabadda

Geeska Afrika & Guud ahaanba Caalamka

London Documentry Filmka Silent Cry

Freedom of Peace

alt













OOHINTA QARSOON EE XORIYADDA NABADDA

___________________________________________________

WALAALAYAAL NA SAXA HADDII AANU KHALDANO

(MA KHALDAME WAA ILLAAHAY){ كل ابن آدم خطاء

Waanu soo dhoweynaynaa Fikradihiina,Talooyinkiina

Iiyo Weliba Aragtiyaha kala duwan ama tilmaamihiinaba.

ALLAA MAHAD LE

Who's Online

We have 4 guests online