Abaaqaroow
Guri barwaaqo iyo rayn-rayn
Baaq nabadeed waxaa loogu baaqayaa labadaan Jufo ee wada dhashey in aay dagaalka si deg deg ah, oo aan sharuud laheyn u joojiyaan dagalka magaalada mahadeey beelweynta mudulood
Waxaan aad uga xunnahay guud ahaan dagaalada ka soo cusboonaaday meela badan oo ka mid ah gudaha Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Mahadeey ee ka tirsan gobalka Sh/Dh ee Jowhar oo aay ku dagaalamaayaan labo jufo oo walaalo ah, kana soo wada jeeda beelweynta Mudulood.
&n...
Kuli akhri
12.05.2008.
xildhbaanka xilka uu umada uhayo ka jecel isbaarada
waxa aan aad ula yaabanahay soomaalidu waxay marwalba ka hadlaan cadaalad sinaan diin iyo alla kacabsi, hadana waxaa intaas dheer illaah ayay baryayaan oo dadka illaah baryaya qof ayay waxay dhahaan aamiin inta farta kutaagaan iyagoo ka wada war allaah noobari ayagoon qofka taariikdiisa ay...
Kuli akhri
11.05.2008.
SHEEKH SHARIIFOW LA GU MOOD NOQONSE WEYDAY .
Kuli akhri
11.05.2008.
Gaalkacyo"waxaan ethiopia kal hadlay sidii aan la isku kaa shan lahaa xiriirkeena na loosii laba jibaari lahaacadoga onlfna la isga qaban lahaa "daahir aflow
Galkacyo(abaaqaroow.com) guduu miyaha gobolkan mudug Md.daahir cabdulqaadir(daahiraflow) oo maal mahan ba jiray deegaanka kililaka shanaad ayaa maantay ka war bixi waxa uu sa farkii su ku saab sanaaa.
gudoomiye aflow oo saaxaa fada la hadlayey ayaa yiri&qu...
Kuli akhri
11.05.2008.
Gaalkacyo:"mashaariic badan ayaanu keenay gobolka badan koodana dadkaa diiday"Dr Maxamed cali yuusuf
Gaalkacyo(abaaqaroow.com) shir maantay ka dhacay xarun wasaarada haweenka ee gobolka mudug oo looga hadlayey arimo ay ka mid yihiin hor umarinta gobolka mudug,amaanka gobolka iyo arimo kale.
shrkaan oo ay kasoo qeyb galeen wafdi ka socday puntland maa mulka gobolk...
Kuli akhri
11.05.2008.
Madaxweyne mudane C/llaahi yusuf Axmed Xafidahullaah oo soo gaaray Mogdisho iyo Amniga Oo Aad loo Adkeeyey
Wafti balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Dawlada faderaalka Soomaaliya Md.C/laahi Yuusuf Axmed Xafidahullaah ayaan maanta dalka dib ugu soo laabtay.ka dib markii ay safaro shaqo ah ku tageen wadamo kala duwan sida Amrica,england,frans,ethoipia waxayna kulumo la ...
Kuli akhri
11.05.2008.
Ciidamo Nabadilaalayaasha Ethiopian ah oo Saaka Isku Fidiyay Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan Iyo Halyey Yuusuf Dabageed oo Baladweyn ku soo Wajahan Saacadaha Soosocodo
Baladweyne (Abaaqaroow)- Ciidamado nabadilaalayaasha Ethiopia oo fara badan isla markaana wata gaadiidka dagaalka ayaa saaka Isku fidiyay gudaha magaalada baladweyne ee Xarunta gobolka hiiraan.
Goobaha ay ciidamadani isku fidiyeen isla markaana ay saaka ku waabe...
Kuli akhri
11.05.2008.
Hambalyo: Dhalasho Wiil Cusub
Waxan halakan hamabalyo iyo bogaadin uga diraynaa Md.Maxamuud Dayib iyo Marwadiisa Xaliimo mursal oo dhawaan wiil ugu dhashay magaalada göteborg ee dalka Iswedan Maalintii Qamiisata aheda taariiqada.8-maj 2008 waxaan loo bixiyay ibraahiim maxmuud da...
Kuli akhri
11.05.2008.
Ismaamul Maamul Goboledyo loo dhisi doono Gobolada Baay, Bakool, Gedo, Jubbooyinka iyo Shabeellaha Hoose
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Magaalada Baydhabo uu ka socodo qorshayaal lagu doonayo in lagu dhiso Ismaamul goboleedyo ay yeeshaan ilaa iyo 6 Gobol oo ku yaala Koonfurta Soomaaliya.
Qorshahan Siyaasadeed oo ay damacsan yihiin inay fuliyaan dad...
Kuli akhri
11.05.2008.
Ergadda Isbaheysiga Casmara ee Jabuuti labo garab u kala jabt
Kuli akhri
11.05.2008.
Labada Shariif oo la sheegay in xilka qaadis lagu sameeyay.
Warar ka soo baxaya Xarunta Isbaheysiga dib u xoreynta ee Casmara ayaa sheegaya in xilalkii laga qaaday hogaamiyaasha Isbaheysigaas ee labada Shariif.
Ila wareedyadu waxay sheegayaan in go-aankaas ay isla gaareen Madaxda Dowladda Ereteria iyo qaar ka mida Masuuliyiinta Isbaheysiga si...
Kuli akhri
11.05.2008.
maxaad kala socotaa taariikh nololeedkii madoobaa ee cerow
Waxaa la iigu sheegay in uu diidi jiray in masawir laga qaado, anna kama codsan. Waxaan weydiiyay dadka Soomaaliyeed ee Islaamka wada ah sababta kallifeysa in qori loo qaato si Islaam loogu xukumo.
aadan xaashi ceyrow waxa uu dhashay sanadku markuu ahaaa 1976 weli...
Kuli akhri
11.05.2008.
Gaalkacyo:wafdigii puntland ee gaalkacyo shalay soo gaaray oo la kulmay isimo iyo maamulka gobolka iyo kan degmada
(abaaqaroow.com) wafdikasocday maamulka puntland oo shalay soo gaaray magaalada gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug ayaa la kulamay maamulka gobolka iyo kan degmada gaalkacyo.
wafdigaan oo ahaa xildhibaano wasiiro iyo agaasimeyaal guud ayaa waxaa horkacayey wasiirk...
Kuli akhri
10.05.2008.
Sheeq Shariif la soo gamay Dowlad Ma aqoonsanin
Hadalkani waxaa uu ku soo beegmay iyada oo wafdi ka socda Isbahaysiga Mucaaradka iyo mid ka socda Dowladda Soomaaliya ay ku sugan yihiin Djibouti, halkaas oo lagu wado in Sabtida uu wadahadal uga furmo.
Shiikh Shariif waxaa ...
Kuli akhri
10.05.2008.
FLIB FLOB SH SHARIF SHEIKH AXMED OO SHACBKA SOOMAALIYEED AY AAD UGA NIYAD JABEEN WARAYSIGII UU SIIYAY IDAACADA BBCDA .
Akhristaha qiimaha iyo qaayaha lahow waxaa aad iyo aad u naxdin badan
Waraysigii uu siiyay sh shariif idaacada bbc waraysigaasoo shariifka uu yusuf garaad weydiiyay sida uu arko shirka la isku soo horfariisinayo iyaga iyo DFKS taasoo uu ku yidhi wax dowlad ah oo jir...
Kuli akhri
10.05.2008.

